Skip to main content
SABAAD

dhiib

Fal Gudbe/Magu (1)
Naxwe-bay, -btay
Xaraf DHSubg DHI5 xar
1

(f.g) Wax la hayo qof kale gacanta u gelin.

2

(f.g) Lacag, mushaar, deyn iwm bixin.

3

(f.mg) Is dh.: cid isu gacan gelin.

4

(f.mg) U dh.: cid wax u dirid.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (1) (f.g/mg1)

Isrogrog

-bay, -btay

Xarafka

DH Β· DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhiib - sawirka la wadaagga

La Wadaag