U gudub nuxurka bogga
SABAAD

been

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BE4 xar
1

War aan run ahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ayman Al-Zawaahiri ayaa sheegay in xaaladda caafimaad ee Sheekh Usama Binu Laden ay tahay mid wanaagsan, ayna been yihiin wararka sheegaya inay xaaladdiisa caafimaad ay khatar ku jirto.

”
“

Dhalliilaha laga sheegayana, wuxuu ku tilmaamay qaar been-abuur ah.

”
“

Agoonka Cabdi Aw Daahir Iyo Been-Abuurkiisa, Ambassador Cawil Cali Ducaale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
been - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan