Skip to main content
SABAAD

bixi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf BSubg BI4 xar
3

Wax halis ka badbaadin.

5

Dab iwm shidid.

6

Magac u b.: nafley, meel iwm magacsiin.

7

Wax u b.: qof dhintay wardi ama sadaqa u hibayn.

8

Isu b.: wax kala qoqoban isufurid.

10

Isu b.: laba qof tartansiin.

11

Kala b.: kala saar.

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bixi - sawirka la wadaagga

La Wadaag