Tusaale Dheeraad ah3
“
Dheere oo digniin u direy ciidanka Max'ed Cumar Xabeeb "Max'ed Dheere" Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa ugu digay ciidamada Dowlada Federaalka Somalia inay sheegtaan darajo aysan laheyn.
”“
Oo dumarka miyaad darajo dhaantaan, sidooda ayaad u hadashaan, u dhaqantaan, u fikirtaan, u ficiltantaan, u fududihiin ama si ka sii liidata'e.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
D · DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
