1
Xaddi lagu heshiiyey in uu u taaganyahay cabbir . halbeeg H.C. m.l (-yo H.C., m.dh) (xis.) H.ga H.C. (Habka Caalamiga) waa hab caalamku ay wadajir ahaan isugu raaceen, loona adeegsado laamaha cilmiga. Habkani waxa uu ku salaysanyahay habka M.K.S. (mitir, kiilogaram iyo seken), waxanau beddelay habka C.G.S. (santimitir, garaam iyo seken) iyo F.B.S. (fuudh, bawnd iyo seken).
Tusaale Dheeraad ah3
“
Maxkamdaha waxay muujiyen in shacbiga Somaliyeed uu wax badan qabsan karo laakiin uu baahan yahay hoggaamin daacad ah, waxayna shacbiga uga tageen halbeeg-nadabadeed lagu cabiri doona maamulka kasta oo dalka ka jira.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-gyo, m.dh
Cilmiga
Xisaab (xis.)
Xarafka
H · HA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
