U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jago

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf JSubg JA4 xar
1

Meel bannaan oo aan weli degaan laga dhigin.

2

Heer darajo oo shaqo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa uu doonayaa inuu qabto jago la-talin ama matalid kooxda Madrid ah, balse maankiisa kuma jirto inuu bedelo tababare Juande Ramos oo uu xilka qabto kana soo muuqdo kursiga keydka garoonka Santiago Bernabue.

”
“

Ra'iisul Wasaare Ku-Xige kastaaba, waxaa uu yeelan doonaa jago Wasiirnimo, waxaanuu dusha kala socon doonaa howlahooda, Wasaarado ka shaqayn doona arrimaha Siyaasadda, Bulshada iyo Dhaqaalaha.

”
“

Aadan Madoobe, xiligaas muxuu u dhici waayay C/llaahi Yuusuf, taasi waxay cadeyn u tahay inaysan labada jago isku xirnayn" ayuu yiri Qanyare.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jago - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan