U gudub nuxurka bogga
SABAAD

imtixaan1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf ISubg IM8 xar
1

Imtixaan lagu tijaabo cid aqoonta.

2

Dhibaato cid ku dhacda oo lagu tijaabinayo dulqaadkeeda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba waxa fajiciso ku noqotay filanwaagii ku dhacay Siilaanyo isaga oo aan ku qancin, waxaanu noqday sidii ardayga iskuulka dhigtay marka imtixaan la qaado odhan jiray waxa dan gaara ama si gooni ah ayuu cidhiidhin jiray”.

”
“

Haddii qofku gudbo imtixaan waxbarasho oo ugu yaraan socotey sannad, waxey tani siineysaa aqoon guud oo uu ku geli karo waxbarasho sare.

”
“

Waxaan aad ugu rajo weynahay in jagadaas la ii dooran doono, aniga oo diyaar u ah ciddii weli imtixaan ka qaadi lahayd haddii la helayo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

I · IM

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
imtixaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan