Tusaale Dheeraad ah3
β
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh ayaa looga fadhiyaa inuu soo magacaabo muddo laba todobaad ku siman ra'iisul wasaare cusub oo soo dhisa xukuumad bedesha tii Farmaajo.
ββ
Maxamed Farmaajo ayaa isaguna sheegay inuu muddo dheer Alle ka baryayay in xalka uu ka yimaado Somalida dhexdeeda shirkanna uu hordhac u yahay xal laga gaaro arrimaha murugsan ee Somalia.
ββ
Khilaafka Xildhibaanada kala dhaxeeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sida muuqata abuurayay Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Ra'iisul Wasaare Farmaajo oo ka soo horjeeday go'aanka Guddoomiyaha Baarlamaanka ee shirka Kenya ku tegay.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
F Β· FA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
