U gudub nuxurka bogga
SABAAD

murugsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf MSubg MU8 xar
1

Xarig iwm wax murgey ahaansho.

2

Wax murug hayso ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qadaafi, oo ka qaybgalaya shir madaxeedka Midowga Afrika ayaa sheegay in labadan urur aysan xil weyn iska saarin arrimaha murugsan ee dalka Somalia, ayna tahay inay dib u eegaan xaaladaha dalka Somalia, si dib loogu nabaddii iyo kala dambeyntii luntay.

”
“

Saraakiil ka tirsan dowladda Itoobiya oo maalmahan Baydhabo ku sii qulqulayey ayaa wax ka qaban waayay xaalada murugsan ee u dhaxeeysa madaxda dowladda iyadoo arintana tahay meeshii ugu danbeysay ee la doonayo in lagu xaliyo khilaafka Geeddi iyo Yuusuf.

”
“

Dowladaha Mareykanka iyo Itoobiya ayaa isku afgartay in ay si wadajira ah uga shaqeeyaan arrimaha murugsan ee Somaliya, kaddib Madaxkamid ah labadaasi dowladood markii ay shir ku yeesheen Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
murugsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan