U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xukuumad

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XU8 xar
La Mid Ahxukun1Magac Lab
1

Talis, guddoon. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweynaha oo laga doonayo inuu soo magacaabo Ra’iisul wasaare cusub ayaa sheegay inuu rajeynayo inuu noqdo mas’uul kasoo bixi kara howshiisa, soona xukuumad tayo leh oo aan tiro badnayn.

”
“

Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Xukuumad Cusub. 28 Jul 2010- waxa xusid mudan in xukuumaddii uu hoggaaminayay madaxweyne Rayaale ee wakhtigeedu dhammaaday ay ka koobnayd 26 wasiir.

”
“

"Qodobada bayaanka shirkii culumada kasoo baxay waxaa ka mid ah in DF ay tahay xukuumad Islaami ah oo aan lagu tilmaami karin xukuumad Rido ah, sidoo kalena uu yahay dagaalka socda mid fidno ah" ayuu yiri Sh.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

3

Xarafka

X · XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xukuumad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan