Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Garasho.
Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskula hadlo.
Marka carruurtu sii weynaataba waxaa loo baahan yahay feker hal abuur leh si ay uga qayb galaan xarakaadka qoyska.
Guud ahaan jabka ku dhacay maxkamadaha looma qaadan jab qabiil taasna waa feker fiican.
In duni kale loo gudbo waxaa kaa xiga dareen nafsadda ka soo duxa, feker maskaxda ku soo dhaca ama indho muraayadda lagu eego.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
afkaar, m.dh
F · FE
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag