U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abuur1

Magac Lab
Naxwem.l.u
Xaraf ASubg AB5 xar
1

Miro loogu tala galay in wax lagu beero. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Abuur iyo waano abuur baa horreysey.

”
“

C/weli Gaas oo intaas ku daray in wararkaas ay yihiin kuwo been abuur ah, wuxuuna xusay in xukuumadiisu aysan la socon.

”
“

Nuur Xasan Xuseen waxa uu beeniyay oo ku tilmaamay hadal been abuur ah inuu doonayo inuu is casilo, isagoo intaa raaciyay inaysan jirin wax wel wel ah, nabadgelyaduna ay xasiloon tahay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

m.l.u

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abuur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan