U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jab1

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf JSubg JA3 xar
1

Wax qaybsamay ama burburay in ka mid ah.

2

Lafaha, qoryaha iwm kala go' ama dillaac ku dhaca.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dowladda Uganda oo saaxiib la ah xukuumada Federalka KMG ah ee Somalia ayaa go'ankeedu yahay mid dhabar jab ku noqonaya go'aanka QM, iyadoo horay xukuumada Sudan ay si cad ugu hortimid qorshaha U.N-Ka uu ku ansixiyay ciidamo keenista dalka Somalia.

”
“

Hadalo badan oo aan laga fiirsana ayaa idinka soo yeerey taasoo niyad jab ku riday shacabkiinii.

”
“

Guud ahaan jabka ku dhacay maxkamadaha looma qaadan jab qabiil taasna waa feker fiican.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan