1
1.
Ereyada La Xidhiidha
gunti. 2. In yar oo maro ama wax kale ah oo meel ku xiran. 3. Siriq. guntin-dareen m.dh (-no ...m.dh) (c.nafl.) Nud dareenwade isku cufan oo ka kooban unugyo jidh iyo xidhiidhiyo dareen wade oo had iyo jeer ku xidhan kiish ka samaysan nudo isku xidhayaal. Lafdhabarleyda badankeeda guntinta dareenwade waxa laga helaa dibadda habdhiska darenwadka dhexe. gunto Waxa ka reebban guntin dareenwadaha salka ah ee maskaxda
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-imo, m.l
Xarafka
G · GU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
