U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daata

Magac Dheddig
Naxwexis.
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Xaqiiqooyin ama warar la isa siiyay ama la soo ururiyay si loo baro. D. waxa lagu muujin karaa garaaf jiitimeed, garaaf sawireed iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Buulle; wuxuu sidoo kale sheegay in guddi uu u saaray inay dhexdhexaadiyaan labada beelood markii xiisadda dagaalkan cusub ay curtay deegaannada la isku haysto aysan wax guul ah ka gaarin isku-daygoodii dhexdhexaadineed ee lagu baajinayay dhiig daata.

”
β€œ

Dowlada Masar ayaa dhawaan soo bandhigtay hindise lagu qabanayo heshiis la isugu keenayo dowlada Somalia iyo mucaaradka ka horjeeda, si loo baajiyo dhiig dambe oo ku daata dagaalada u dhexeeya Islaamiyiinta iyo dowlada Somalia.

”
β€œ

Labada mas'uul ayaa waxay isla soo qaadeen sidii xal loogu heli lahaa arimaha murugsan ee dalka Somalia, iyadoo Shariif Xasan uu ka codsaday Madaxweyne Cali Cabdalla Saalax in uu wax ka qabto xiisadaha ka aloosan dalka kuwaasi oo sababi kara dhiig daata.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

xis.

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daata - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan