Ereyada La Xidhiidha
hidde. hiddo-barasho m.dh Laan ka mid ah cilmiga bayoolojiga oo ku shuqul leh barashada hiddaha iyo kala duwanaanshaha. hiddo-barasho tirada dadka m.l (baay.) Barashada filiqsanaantadhaxliddakala duwananshaha koox noole ah oo isku sinji ah. hiddo-sheeg m.l (-gyom.dh) (baay.) Samayska hiddo-side ee nooletaa waxa loola jeedaa isku darka aliilada uu leeyahay
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Cilmiga
Baayoloji (baay.)
Xarafka
H · HI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
