Tusaale Dheeraad ah3
“
Jawaahir waa fanaanad da’yar marka loo eego hablo badan oo ka mid ah beesha fanka, laakiin waxay hiddo faneed, waayo aabeheed Aadan Cashuur ayaa fanaan ahaa, isla markaana waa fanaanad cod baxsan (Luuq macaan).
”Ereyada La Xidhiidha
hidde. hiddo-barasho m.dh Laan ka mid ah cilmiga bayoolojiga oo ku shuqul leh barashada hiddaha iyo kala duwanaanshaha. hiddo-barasho tirada dadka m.l (baay.) Barashada filiqsanaantadhaxliddakala duwananshaha koox noole ah oo isku sinji ah. hiddo-sheeg m.l (-gyom.dh) (baay.) Samayska hiddo-side ee nooletaa waxa loola jeedaa isku darka aliilada uu leeyahay
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Cilmiga
Baayoloji (baay.)
Xarafka
H · HI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
