Tusaale Dheeraad ah3
β
James pepper iyo xaaskiisa oo laba sannadood ka hor ahaa qoys maalqabeen ah oo degen Washington, laakiin ku kacay khasaarihii soo gaadhay shirkadaha World Com iyo Enron.
ββ
Ji shiaw shie oo ah Maalqabeen Madax u ah Shirkadaha Waaweyn ee Caanka ku ah Dalka Shiinaha, dhinaca Gacansiga iyo Farsamada Gacanta, Waxa ay booqasho gaaban ku yimaadeen Somaliland.
ββ
Waa niman aan badnayn, balse ah aqoonyahano maalqabeena ah (NIMAAL- waxa loola jeeda niman aqoonyahano ah oo maalqabeen ah)).
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-nno, m.dh
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
