Tusaale Dheeraad ah3
“
Cabdiweli Maxamed Cali isagoo intaasi ku daray in wadanka maanta uu marayo marxalad aad u adag oo shacabka Soomaaliyeed ay la soo deristay abaar xoogan oo dad iyo duunyaba saameysay.
”“
Sidaa darteed waa waaya’aragnimo faca maanta wax baraya iyo siiyaal faca dambe wax uga sheegi doona marxalad la soo maray.
”“
Waxaan u soo jeedinayaa Madaxweynaha wuxuu dalku marayaa marxalad u baahan taxadar deegaankaasina wuxuu leeyahay isimo guurti iyo cuqaal lagala xidhiidho, danta deegaankaasi.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
