1
Saxar samaysma marka atammo isugu tagaan saami tiro idil. moolikiyuul cirifle m.l (-layaal ..., m.l/dh) (kiim.) Molikuyuulka dabarradiisa ciriflaha ahi aanay midina u habaysnayn wanqaran qumman, sidaa darteedna aan dheellitirnayn. Molikuyuullada noocan ahi waxa ay leeyihiin maroojis laba cirifle. moolikiyuul weyne m.l (-layaal ..., m.l/dh) (kiim.) Moolikiyuul weyn; taas macnaheedu waa taran badane dabiici ah ama mid dadku sameeyeen ah.
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-llo, m.dh
Cilmiga
Kimisteri (kiim.)
Xarafka
M · MO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
