U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saami1

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Wax la qaybsaday inta qof walba gooni u helo.

2

Hantida qof kaga qaybgalo shirkad beecmushtari.

3

Xiriir ka dhexeeya laba tiro-xisaabeed.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka ku kacsani waxay garaadka ku eedeeyaan inuu Maamulka Somaliland ku leeyahay ilaa 4 xubnood oo muhiim ah oo qoyskiisa ka tirsan, beeshana uu ka hortaagan Yahay inay ka qaybgasho Maamulka Somaliland, sidoo kale Puntland-na uu ka saami qaatay.

”
“

Anigoo ah muwaadin Somalilander ah, waxaan doonayaa inaan xukuumadda u sheego xaq beel ahaan nooga maqan, taas oo nalaga qadiyey xilalka xukuumadda oo had iyo goor lagu bixiyo saami qaybsi ku salaysan hab beeleed.

”
“

Ma waxaa jirta sabab kale oo ka horjoogsanaya beesha Gabooye inay hesho saami beeleedka ay leedahay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saami - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan