U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cayn1

Magac Lab
Naxwe-yman, m.l
Xaraf CSubg CA4 xar
1

Xarig isaga gudbo labada dhinac, oo rarka ku adkeeya gaadiidka nafleyda ah.

2

Magac carbeed xarafka 'c'.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Xaaskii iyo caruurtii hadda waxay iga maqan yihiin 6 bilood, oo waxay jiraan dalka Ingiriiska” sidaa waxa yidhi Cadnaan Maxamed oo ka mid ah aqoonyahanada reer Somaliland ee ka xoogsada dalka Imaaraadka Carabta, degana magaalada Al-Cayn.

”
“

Xabiiba Ciise Cali iyo Odeygeeda Eng Max’ed warsame (Al-cayn, UAE) Cabdikarin Ciise Cali iyo Xaaskiisa (Denmark) Eng.

”
“

Kor iyo hoos, gees ilaa gees waxa lagu iftiimiyey nalal caynba cayn ah, calamo isagu jira, kuwii halganka iyo kuwa qaranka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yman, m.l

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan