U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gumeysi

Magac Lab
Xaraf GSubg GU7 xar
1

Hab dawladaha waaweyni kaga maroorsadaan dawladaha yaryar xorriyaddooda, dhaqaalahooda iwm. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Sheekh Cali dheere wuxuu cambaareeyay booqashadii Ban Ki-Moon uu ku yimid Muqdisho, taasoo uu ku tilmaamay inay qayb ka tahay qorshaha gumeysi ee Soomaaliya lala damacsantahay.

”
β€œ

"Ethiopia waxay cutubyo ciidamadeeda ka mid ah u soo dirtay Somalia, si ay mar kale dalka u geliso gumeysi, waxaana naga go'an inaan ka hortagno inta aysan ku fogaan dalka" ayuu yiri Sh.

”
β€œ

Waxay ila tahay waa gumeysi jaceyl iyo abaal walaalkaa leeyahay mid kale la'asaraar waana ta maanta gacanta idiin galisey gumeysiga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G Β· GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gumeysi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan