1
Laba isu dhexda iyo carruurtooda; xaas. 2.Qolo; reer.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Haweeney ka mid ah qoys uu gurigoodu madfac ku dhacay oo saxaafada la hadashay ayaa sheegtay in xalay waagu ugu baryay wel-wel iyo cabsi ay ka qabaan dadgaalkii dhacay iyo duqeymaha loo adeegsanayay dagaalkaasi.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-sas, m.l
Xarafka
Q Β· QO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
