U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faqiir1

Magac Lab
Naxwe-rro/fuqaraa, m.dh
Xaraf FSubg FA6 xar
1

Qof dan yar ah oo aan hanti lahayn; cayr, sabool.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Halkii wax kale looga fadhiyey oo falsafad ku saabsan, ayuu Hindi Faqiir ra’yigiisa gaasiran badka la yimid.

”
“

Reer faqiir ah,reer taa jir ah, reero dabeecad xun,reero kla dhaqan duwan iwm.

”
“

Adduunku waa nin qatan oo indhaha ka xumbaynaya iyo mid quuta oo dibbiro la daaca qudhunsan, hayste iyo mahayste, taajir iyo faqiir mucsur qaawan ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro/fuqaraa, m.dh

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faqiir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan