U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hagaagsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf HSubg HA9 xar
1

Wax wanaagsan ama toosan ahaansho.

2

Ku h.: Wax, wax ku habboon ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hadaad hubkii ku jaraayey, intaad wax hagaagsan moodey.

”
“

Wuxuu dhawr goor ku cel-celiyay, Illaahayow Cusbitaal hagaagsan oo aan dadka ku daweeyo ayaan kaa baryay.”

”
“

Ayna ka feejignaadaan canaasiirta horumardiidka ah ee raba iney fashiliyaan isfahamka rasmiga ah ee udhexeeya maamulka hagaagsan ee madaxweyne Abdi Mohamuud Omar iyo Dowlada Federaalka Ethiopia ee uu gadhwadeenka uyahey reysulwasaare Ato Meles zenawi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hagaagsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan