Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
R. ah: wax qiimaha lagu gadayo yar yahay.
R. ah: hadal murti iyo macno yar.
Hase yeeshee, wariyaha BBC-da ee Nigeria ayaa sheegaya in dalkani uu soo saaro saliid xadigeedu badan yahay, dadkuna ay filayaan in ay xaq u leeyihiin in saliida si raqiis ah looga iibiyo.
Waana dad raqiis ah oo dalal shisheeye u shaqeeya.
Onyonka. isagoo intaas ku daray in hanjabaadii Al-shabaab ay ahayd mid aad raqiis u ah.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
R · RA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag