U gudub nuxurka bogga
SABAAD

macno

Magac Lab
Xaraf MSubg MA5 xar
La Mid AhmacneMagac Lab
1

Ulajeeddada erey ma hadal ka dambaysa.

2

Qeexidda wax la sharxay la siiyo.

3

Faa'iido: macne maleh: faa'iido maleh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dayib waxaa uu intaasi ku daray in dagaalka aanu cidina macno u samaynaynin oo aan ka ahayn bur-bur adduun iyo aakhiro beel.

”
“

Subxaana laah, horta mar marsiiyo aan macno lahayn baa la idiinku daw galay haddii aad tihiin Soomaali.

”
“

J: Aniga waxay ii samaynaysaa macno gaar ah, taas oo ah waajib I saaran, sharaf weyn ii ah inaan guto.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
macno - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan