Tusaale Dheeraad ah3
“
Dad badan oo raxan raxan u socday islamarkana aad u faraxsan ayaa waxaa ay socod ku marayeen dhamaan wadooyinka gudaha magaalada.
”“
Dadweynihii ka Dukaameysanayay Suuqa Bakaaraha iyo Ganacsatadii Suuqaasi ayaa Galabta la arkayay iyagoo raxan-raxan u socda Wadooyinka Suuqaasi ka baxa,islamarkaana ka Cararaya Madaafiicda Suuqaasi lalabartilmaameedsanayo.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
R · RA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
