Skip to main content
SABAAD

xanaaqsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf XSubg XA9 xar
1

Wax caro hayso ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aabo: (Aabihii oo xanaaqsan) waa maxay su’aashaadu?

”
“

“maxaad iigu jartay intaad ila ballantay, ma ogtahay inan kayntii toddobaad idil ku noq-noqonayey adiga daraadaa?” ayuu si kulul oo xanaaqsan u yidhi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xanaaqsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag