Tusaale Dheeraad ah3
“
Beesha Habar Cafaan : beesha Habar Cafaan sidoo kale lagu naaneyso (HC) waa mid ka mid ah sadexda rukun ee beel-weynta Gadabuursi, waxayna ka kooban tahay labo iyo toban qabiil ama reerood.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-ummo/-nno, m.dh
Xarafka
R · RU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
