Tusaale Dheeraad ah3
“
J: Ina’adeer, Tobankii habeenimo ayay ahayd, Taliyaha Ciidankana way iska soo horjeedaan, marka qaab beeleed loo eegona labada ninba Suldaan buu u yahay, ragga isku beesha ahina 10-ka maahee, kowda habeenimo ayay isu tagaan.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-nno, m.dh
Xarafka
S · SU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
