1
Ismaandhaaf awgiisa loo kala tago.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Innagana kala daadsanaan iyo tafaraaruq iyo necayb laysu hayo ayaa inna baday in 20 sano lagu soo aslaaxi waayo inaynnu samaysanno dawlad dhexe oo ummaddeennu isku raacsan tahay.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-qyo, m.dh
Xarafka
T · TA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
