U gudub nuxurka bogga
SABAAD

necayb

Magac Lab
Xaraf NSubg NE6 xar
La Mid AhnacaybMagac Lab
1

Colaad uurka la isugu hayo; nac1.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Goobaha lagu bixiyo tababarka iyo koorsooyinka ciidamada waxa ka abuurmay necayb iyo in la isdaba galo, laakiin sababta dhibaatada intaa le’eg keentay way dhib badnayd in si fudud loo arko ama loo ogaado, waxayna taasi ahayd saamayn khasaare ah.

”
“

Innagana kala daadsanaan iyo tafaraaruq iyo necayb laysu hayo ayaa inna baday in 20 sano lagu soo aslaaxi waayo inaynnu samaysanno dawlad dhexe oo ummaddeennu isku raacsan tahay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

N · NE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
necayb - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan