U gudub nuxurka bogga
SABAAD

raacsan

Fal Gudbe (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf RSubg RA7 xar
1

Ku r.: qof, cid kale la fikrad ahaansho.

2

Wax meel ama wax kale ka tirsan ahaansho.

3

Wax wax kale ku dhinac samaysan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sida Plato & Artistortle- Siyaasiyiin qadiim ah oo reer Giriig ahaa- eey isku raacsan yihiinba, Dimoqoraadiyadu waxay timaadaa marka laba arrimood laga helo bulshada dimoqraadiyad doonka ah.

”
“

Mas'uulkaan wuxuu sheegay in maamul u sameynta Gobolka Banaadir ay leeyihiin beelaha wada-daga Gobolka ayna ka tashadaan maamulkiisa, isagoo talaabadaas ku tilmaamay mid suurogel ka dhigi karta in si la isku raacsan loo sameeyo maamul loo dhan yahay.

”
“

S: Waxaan ku waydiiyey xagee bay raacsan yihiin ma gobolka Garoowe, mise dalka Somaliland?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (4) (f.g4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
raacsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan