U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daadsanaan

Magac Fal
Xaraf DSubg DA10 xar
1

.dh daadsan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweyne Rayaale waxqabadkiisa waa la hayaa lix sanno ayuu ahaa Madaxweyne wax uu raad kaga tagayaa oo maanta la odhanyaa radkaasuu kaga tagay ma jiro oo aan ahayn maamul-xumo, kala daadsanaan, musuqmaasuq, sharci-jebin oo uu kaga tagayaa ma jirto.

”
“

Inkasta oo ay xiligaa iska jirtey kala dambayn la’aan iyo kala daadsanaan ciidamada soo waajahday, hadana ciidankaasi waxa uu ahaa mid adag oo ay adkayd sida hawl yari looga guulaystaa.

”
“

Ereteriya si fudud ayey ku gashay gacanta Itoobiya, waxaana loo aaneeyaa kala-daadsanaan markaa jirtay iyo danaha istaraatijiyadeed ee dowladaha waaweyn qaarkood ay ka lahaayeen gobolka Geeska Afrika xilligaas.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daadsanaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan