Tusaale Dheeraad ah3
“
Bilowgii kulanka ayaa ka soo qeybgalayaasha la siiyay su’aalo loogu talo galay in ay ka soo jawaabaan, su’aalahaasi oo la faray in ay uga soo jawaabaan iyagoo isu kaashanaya koox koox, waxayna ka soo qeybgalayaashu isu qaybiyeen afar kooxood.
”“
Arjantiin dagaalkay gashiyo damicii beenowye, foglaniskii doontay bay dacar ka leefeene ingiriiska duubkale markay cadho dareensiisay degdegsiino waatay isdhiib ugu dedaaleene walee nin talo iga doonayaw nabadu waa doore.
”“
Anaga cidi nama maal-gelin ee waxaanu isku xidhxidhanay danahayaga, anagaana iska bixina kharashkayaga, haddana sidaasaanu ku talo-jirnaa.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
T · TA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
