Tusaale Dheeraad ah3
Wararku waxay sheegayaan in heshiiska cusub ee 27-jirka kabtanka ah lala galay yahay (90,000) kun oo gini oo toddobaadle ah, kaas oo noqonaya qiimihii ugu sarreeyay ee lagu bixiyo kubadda cagta ee dalkaasi.
βHase yeeshee, Xuseen Caydiid wuxuu ku beeniyey Wareysi uu Feberweri 3, 2002 siiyey Jariiradda Reporter oo ah, Toddobaadle ka soo baxa Itoobiya, waxayse taasi u muuqatay dafiraad, waayo way caddayd inuu hadalka hore yidhi.
βQormaddani, waa toddobaadle qayb ka ah Barnaamijka Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaalida, taas oo aanu ku eegno badweynta Maahmaahaha Soomaaliyeed, waxaanay tilmaan iyo tusmo u tahay dhaqankii awoowayaasheen ee hido-samida lahaa iyo murtidii ay ka tageen.
βFalanqaynta Naxwaha
Magac Lab (m.l)
-layaal, m.l/dh
T Β· TO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
