U gudub nuxurka bogga
SABAAD

beri1

Magac Lab
Naxwe-iyo m.dh
Xaraf BSubg BE4 xar
1

Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben.

2

Dharaar iyo habeenkeeda.

3

B.ga: maanta.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Beddel kalena xilligaas ma muuqan aan ahayn in Yurub la raaco iyo in diintii beri hore lagu ladnaaday mar kale boodhka laga tumo.

”
“

Dulmar oo markaas u duur xulaysa Dayr, doonaysana in ay wax ka ogaato arinta ninkan ayaa waxay tidhi nin baa laga sheegey beri, gabadhee, warkaa meel marye waxaraha riyaha ka maal.

”
“

Guud ahaan xayawaanka waxaa loo qeeybiyaa labo qeeybood: Beri-joog (Dhul-joog) iyo Bad-joog.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo m.dh

Xarafka

B · BE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
beri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan