2
Dhacdooyin la soo joogay; wacaal.
Tusaalooyin
“
Xasan wuu iska tegay, waayo, waad ka caraysiisay
”Tusaale Dheeraad ah3
“
Aweys, wuxuu xusay in Mareykanku uu faragelin ku hayo Somalia, taasna ay keentay inuu dalka dagi waayo, isagoo sheegay in Xisbul Islam iyo Al-shabaab ay ka go'an tahay inay dagaalka wadaan inta ay dalka ku xukumayaan diinta Islaamka.
”“
. Waxaad ku dadaashaan Gudoonkiina maamul in uu noqdo wada tashi waayo, waxaad ka warqabtaa ama hore u dhacay masuuliyiin shaqaalaha hortaada isku haysta ama saxaafadda ku yoo-yootama.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
nax.
Xarafka
W · WA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
