U gudub nuxurka bogga
SABAAD

weer1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf WSubg WE4 xar
1

Bahal dugaagga ka mid ah oo dhurwaaga u eg; dhidar.

2

Cad maro ah oo cad oo madaxa lagu xirto oo astaamaha tiiraanyada lagu muujiyo; hangal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ama baabuurtii is-jiidka ahayd ee cuntada iyo daawada maatada xeryaha deggan u sidday jidka ku weeraraysa ee kistii naf-qabadka loogu talagalay duurka ku malafsanaysa sidii weer.

”
“

Weerta eraybixinta naxwaha waxa weeye wixii ka kooban sheegtada مسند iyo yeelaha مسند إليه haddii ay tahay weer dhan sida: Wuu cuney ilmihii (أكل الطفلُ) ama aysan ahayn weer dhan sida: Haddaad dadaasho (إن تجتهد).

”
“

Baaxada magaaladaan waxaa qiyaas ahaantii lagu qiyaaso in ka badan km oo ah isku weer.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

W · WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
weer - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan