U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaal1

Magac Lab
Naxweaxwaal, m.dh
Xaraf XSubg XA4 xar
1

Hanti la siiyo qof sharaftiisa wax loo dhimay.

2

Arrin; xaajo. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iyo Jaaliyadda Holland Oo Kulan Isku Xaal-Wareystay Wefti ka kooban Wasiirka Duulista Hawada ee Somaliland Mudane Maxamed Cabdi Xuseen iyo Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda Mudane Qaasim Sh.

”
“

Abuu Dhaalib oo ahaa Jacfar aabihiis inkastoo maqaam iyo sharaf weyn ka joogay Qureysh, haddana wuxuu ahaa xaal-mastuur oo aan lahayn hanti badan iyo iyadoo ay u dheerayd isagoo lahaa caruur badan.

”
“

Doqontii iska qaylisa waa nasiibkeed laakiin runtu waa in kuwa dhiigyacabka ah dalka laga qabto, Soomaali xaal ahna maamulka loo dhiibo markaa ayey dowladnimo imaan kartaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

axwaal, m.dh

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan