Tusaale Dheeraad ah3
β
Afhayeenka ayaa tilmaamay in dadkaasi markii gacanta lagu dhigayey ay ahaayeen kuwo gacanta kula jiray dagaal ay kaga soo horjeedeen ciidamada Dowladda, kuwaasi oo haatan lagu haayo Warshadda Baastada oo xarun u ah ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya.
ββ
Dagaalkan ayaa bilowdey kadib markii kooxaha dagaalamaya ay weeraro ku qaadeen saldhig Boolis iyo xarun Milateri.
ββ
Golis oo Xarun Cusub ka Furtay Laaska Xafladan oo lagu Daahfurayey Furitaanka Shirkadda GOLIS xarunteedda Laascaanood ayaa waxa lagu qabtay Hotel Xamdi maalinimdii Arbacadii 12ka November 2008.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-umo, m.l
Xarafka
X Β· XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
