1
Shaqo aqoonteeda la leeyahay oo lagu shaqaysto; meherad.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Waxay baananku ku taakuleeyaan ganacsiga, iyo guud ahaan dhaqaalahaba, xirfad lagaga baaraandego qorshaha horumarinta dhaqaalaha, waxayna macaamishooda ugu deeqaan macluumaadka looga baahan yahay barnaamijyada la fulinayo iyo suuqyada loo ganacsi tegayo.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
X Β· XI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
