1
Shaqo aqoonteeda la leeyahay oo lagu shaqaysto; meherad.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Qaxootinimadu waxay noqotay xirfad uu Soomaaligu ku xoogsado, hase yeeshee waxaa shaki lahayn in mar uun ay albaabadu ka soo xirmi doonaan.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
X Β· XI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
