U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aabbe

Magac Lab
Naxwe-bayaal, m.l/m.dh
Xaraf ASubg AA5 xar
1

Nin ubad dhalay.

2

(u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow!

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markaas baa wiilashii ay weydiiyeen: Aabbe maxaad ka waddaa?

”
“

Singal Maadar waa sheekho ku saabsan hooyo Soomaaliyeed iyo carruurteeda oo aabbe la’aan ah iyo dhibka ay la tacaalayaan, gaar ahaan hooyada dhibta iyo rafaadka ay halgameyso.

”
“

Pinochet judhiiba dadkii mucaaradnimo lagu tuhmayey ayuu safayntoodii ku tallaabsaday isagoon qaybaha bulshada ay ka kala socdaan u kala aabbe yeelin- siyaasiyiin, shaqaale, arday, aqoonyahanno, ciidammo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bayaal, m.l/m.dh

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aabbe - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan