U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aabbo

U yaac Jilicsan
Xaraf ASubg AA5 xar
La Mid AhaabbeMagac Lab
1

Nin ubad dhalay.

2

(u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow!

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wacays “waa runteed hooyadaa, tacliintaada ha ku ciyaarin” Bilis “Aabbo ma tacliinbaa ii nool, imtixaankii ayaan ku qoray magaceeda halkii la iga rabay inaan jawaabta qoro e. Aabbo madhibaatada aad ila soo martay markaan xanuunsaday oo kalaad ila rabtaa?”

”
“

Oo ubadku miyaanay aabbo u baahnayn, sow inay guursataa kama horrayso?

”
“

” Maya aabbo, kuwaas waligeen heshiin mayno oo aakhiro ayaan ku kala baxaynaa “, ayay ahayd jawaabtii ay ka heli jirtay Aabbaheed.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

U yaac Jilicsan (u.j)

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aabbo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan