U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ubad

Magac Lab
Xaraf USubg UB4 xar
1

Dhasha yaryar ee xoolaha iyo dadka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxay halaagaan ubad yar yar oo ay u adeegsadaan dagaalada iyo falalka ismiidaaminta ah ee ay ku caan baxeen.

”
“

%81 dadka kunool Holland waa kaatoolig, %11 na waa borotistan, %6 waa Islaam waxa Holland kunool dad aad ubad oo waxdiinaba aan rumaysnayn.

”
“

Aqalkaas isaga ahaa, waxaa degganayd oo deris nala ahayd Haweeney ay da'deedu meel-dhexaad ahayd, oo uu Allah u dhammeeyay Quruxda muuqata iyo tan qarsoon; hase yeeshee,uusan Allah siinnin wax Ubad ah(Caruur),oo waxay ahayd "Wiil-laay".

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

U · UB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ubad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan