U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fadli1

Magac Lab
Xaraf FSubg FA5 xar
La Mid AhfalliMagac Lab
1

Nimco iyo khayr dheeraad ah o xag Ilaah laga bixiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Khadiijo waxay lahayd fadli aad u tira badan oo aan la soo koobi karin haddiise aan wax ka mid ah soo qaadanno.

”
“

Guud ahaan soonka Caashuuraa waa sunne fadli dheeraada leh ee ma ahan waajib inkastoo uu waajib ahaanjirey intii aan Ramadaanka la soo rogin.

”
“

Sidaas oo ay inoo caddaysay shareecada islaamku waxa uu soomku leeyahay fadli gaar ah oo uu Ilaahay ku abaal-marinayo addoomihiisa guta waajibka la saaray.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fadli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan