U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aadami

Magac Lab
Xaraf ASubg AA6 xar
1

Dadka Eebahay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan.

2

Aadami ahaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aadamigu waa sidaas oo kale, magaca 'Dad, Aadami, Insaan iwm. waa ay wadaagaan, laakinse waxay ku kala sarreeyaan oo ku kala qiimo badan yihiin: Akhlaaqda, Aqoonta, Edebta, Xishoodka, Dhaqanka wanaagsan iyo Amuuro kale.

”
“

“Garsoorayaashu aad bay u diyaar-garoobeen, hase yeeshee waa aadami oo lama odhan karo khalad ma geli karaan,” ayuu yidhi.

”
“

Taasina waxay kala mid tahay Soomaaliya waddamo badan oo shacbigeedu Muslim yahay, maamulka lagu xukumana uu yahay mid aadami dejiyey (xukun wadci ).

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aadami - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan